Ayuub Abdirizak Ahmed oo Qardho Ka Daahfuray Barnaamij Lagu Xoojinayo Wacyiga Bulshada
05 December 2025 – Qardho, Gobolka Karkaar, Puntland Ayuub Abdirizak Ahmed, Media Advisor – Puntland State House, ayaa magaalada Qardho ka daahfuray barnaamij ballaaran oo loogu magac daray “Wacyi Bulsho oo Hufan 2025”, kaas oo lagu wado in lagu gaarsiiyo bulshada qaybaheeda kala duwan, gaar ahaan dadka ku nool degmooyinka Qardho, Carmo iyo deegaanka Kaala….


